10-ka Filim Ugu Shactirada Badan Jonny Lever (Amadi) Sameeyay Wax Ka Baro !!

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Boqorka Shacatarada Bollywood-ka Johnny Lever (Amadi) Waa Madadaaliye Eey Heestaan Kuna Faanaan Dadyooga Hindiya Waa jilaa In Badan Markuu Shaashadaha Kasoo Muuqdo Daawadyaasha Damaanad Qaadi Kara Inuu Ka Qosliyo.

Jilaagaan Waqtigiisii Ugu Wacnaa Waayihiisa Filim jilista Waa 90-meeyadii Iyo Bilaawgii Qarnigaan Oo Uu Sameeyay Kana Soo Muuqday Filimaan Sheeko ahaan La Amaanay.

Hadaba Hoos Ka Dheeho Tobanka Filim Ee Ugu Caansan Oo Uu Ka Soo Muuqday Johnny Lever (Amadi).

10) Baazigar (1993)

9) Raja Hindustani (1996)

8) Sapoot (1996)

7) Nayak (2001)

6) Had Kar Di Apne (2000)

5) Phir Hera Pheri (2006)

4) Luv Ke Liye Kuch Bhi Karega (2001)

3) Dulhe Raja (1998

2) Aamdani Atthani Kharcha Rupaaiya (2001)

1) Khiladi (1992)

Saaxiibayaal Nala Wadaaga Fikirkiina Waa Kee Filimada Kor Ku Xusan Kii Uu Sida Dhabta ah Idiinkaga Qosliyay.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII