YAAB! Shah Rukh Khan & Aamir Khan Oo Aan Wax Filim Ah Soo Saari Doonin Sanadka 2019, Sabab

0

Markii ugu horaysay 10 sano Aktarada Shah Rukh Khan & Aamir Khan ayaa ka fogaan doona ka soo muuqashada Filimada saandka 2019 iyada oo noqon doonta sanadaha yar ee laba ka mid ah ilma Khan ayna wax filim ah soo saari doonin.

Aamir Khan oo uu filim-kiisii ugu dambeeyay ahaa Thugs of Hindostan ayaa fashilmay waxana uu haatan ku mashquulsan yahay Filim-kiisa cusub ee Mahabharata laakiin Filim-ka ayaan la daawan doonin sanadka 2019.

Si la Mid ah Shah Rukh Khan ayaa ka fogaan doona ka soo muuqashada filimada sanadkan oo dhan sida ay sheegayaan wararku Shah Rukh Khan Ayaa soo wada Filim-ka Don 3 Laakiin Filim-ka ayaan la soo saari doonin ilaa sanadka,

Sanadka 2018 ayaa ah mid u xumaa Aktarada Ila Khan marka loo eego in ay ku fashilmeen filimadii ay soo saareen taas oo keentay in ay muddo sanad ah wax filimo ah soo saarin.

Laakiin sanadka 2020 ayaa noqon doona mid ah Aktarada Shah Rukh Khan & Aamir Khan qorshaynayaan in ay soo saaraan filimo aad u badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here