YAAB: Aamir Khan Oo Diiday In Uu Atariishada Xitaa La Hadlo Muddo 7 Sano Ah, Sabab

0

Aktarka caanka ah ee Aamir Khan ayaa shaaca ka qaaday in uuna muddo 7 sano ah la hadlin Atariishada caanka ah ee Juhi Chawla kadib markii uu khilaaf ka dhex dhacay intii ay duubayeen filim-ka caanka ah ee Ishq ee la daawaday sanadkii 1997.

Sida laga soo xigtay IndianSpice Aamir Khan oo 53 jir ah ayaa diiday in uu muddo 7 sano ah la hadlo Atariishada Juhi Chawla.

Wargayska ayaa intaas ku daraya in ay Atariishada Juhi Chawla oo 51 jir ah dhawr jeer isku dayday in ay la heshiiso Aktarka markii ay kala tageen xaaskiisa Reena Dutta sanadkii 2012.

Waxa xusid mudan in Aamir Khan iyo Juhi Chawla ka soo wada muuqdeen filimo badan sanadihii ugu dambeeyay oo ay ka mid yihiin Qayamat Se Qayamat, Love Love Love, Tak & Hum Hain Rahi Pyar Ke among.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here