XOG RASMI AH: M/weyne Farmaajo oo Sedax Xil midkood u Magacaabaya Sheekh Shariif…

Sida aan kasoo xiganay illo xog ogaal ah Kulan dhexmaray M/weyne Farmaajo iyo Sh Shariif ayaa looga hadlay suurta galnimada in Sh.Shariif loo magacaabo midkood safiirka dalka Uganda ama safiirka dalka Mareykanka.

Sidoo kale waxaa jira warar sheegaya in mudane Sh Shariif loo soo bandhigay inuu noqdo la taliye madaxweynaha ah, inkastoo uusan xilkaas ku qancin.

Madaxweyne Farmaajo ayaa bogiisa Twitter-ka kusoo qoray inuu ku faraxsan yahay kulankii uu la qaatay madaxweyne hore Xasah Sh kahor inta uusan xilka kala wareegin Xasan Sh Maxamuud.

Isha ku hay Shabakada Wararka Warkii.com

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII