Xog Deg Deg Ah: Yaa Qaata Lacagaha Ugu Badan Ee Dekada Muqdisho//RW Kheyre,Wasiir Beyle Oo farta Ku Godan Tahay

0

Waxaa Lasoo sheegayaa in dhaqaale badan uu kasoo xaroodo Dekada muqdisho oo malaayiin Dollar ah hadana si khaldan loo maareeyo.

Jeebka Madaxda dalka qaarkood ayaa lacagtaasi Canshuurta ah ku dhacdaa oo aysan Qasnada Dawlada ku dhicin.

Maareeyaha Dekada Muqdisho Axmed Cali Samoow ayaa waxa uu fiiladiisa ku xirtay Xasan Cali Kheyre oo ah R/wasaaraha Soomaaliya.

Waxay Warkii.com heshay Xog ah in Wasiir C/raxmaan Beyle,Xasan Kheyre iyo Axmed Cali Samoow ay seddexduba heshiis ku yihiin Lunsashada Dhaqaalaha kasoo xarooda Dekada Xamar.

Shirkada Al Beyrak Ee Turkida islamarkaana maamusha Dekada Xamar waxay kor kala socdaan wax isdaba marinta Hogaanka Dekada Muqdisho Uqaabilsan Dawlada Soomaaliya.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here