Xog Cusub Shabakadii Lagu Qabtay Garoonka Aadan-Cadde iyo Xildhibaan Ku Lug Yeeshay

0

Warka Soo Baxay Hay’adda Nabadsugida Iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Ayaa Waxaa Lagu Sheegay In Garoonka Muqdisho Lagu Qabtay Shabakad Ka Shaqaysa Fal-Danbiyeedka Lacag Dhiqida Iyo Samaynta Dollar Been Abuur Ah.

Qoraal La Soo Dhigay Barta Twitter Hay’adda Nisa Ayaa Lagu Sheegay In Laba Ruux Falkaas Loo Qabtay,Isla Markaana Raggaasi Uu U Sahlayay Gudbinta Garoonka Mudane Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Hay’addu Ma Shaacin Magaca Xildhibaanka Balse Waxa Ay Sheegtay In Loo Gudbiyay Hay’adaha Sharciga Ee Ku Shaqada Leh.

 

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here