XIKMAD: Ma Ogtahay Inuu Jiro Qof Ka Macaan Xaaskaaga/ Ninkaaga Oo Lala Noolaado??

Noloshu kama maaranto maanweello iyo madadaallo.Sidaas darteed,Warkii.coma ayaa halakn idiin kugu soo gudbineysa xikamado gaa-gaaban oo laakiin leh micno waa-weyn.

Guubaabiye caan ah oo u khudbeynaya dadkiisa ayaa horey u yiri:

Sanadihii ugu wanaagsanaa ee nolosheyda oo dhan waxaan ku qaatay gacmaha naag aan xaaskeyga aheyn.

Dadkii daawadayaasha ahaa ayaa yaabay,halmar ayayna wada aamuseen iyagoo naxsan.

Kadib, guubaabiyihii ayaa hadalkiisa sii raaciyay: “Naagta aan sheegayo waxay aheyd hooyaday”.

Dadweynahii ayaa kadib qossol iyo sacab aan kala go’ laheyn siiyay xariifkii ka yaabiyay.

Haddaba,Maxaad dareemeysa adiga akhriste?

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII