War Ku Cusub Wasiirada Uu Soo Wado Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre (Akhriso)

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Villa Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in saacadaha soo aadan lagu dhowaaqi doono golaha wasiirada xukuumadda Xasan Cali Kheyre.

Waxaa dhiman kaliya in saxaafadda loo shaaciyo magacyada wasiirada dowladda cusub, iyadoo ay harsan tahay oo kaliya wax ka yar 48 saacadood sida ballantu tahay.

Xogtu waxay sheegeysaa in wasiiradan ay yihiin kuwo aad looga fiirsaday, qaarkood shaqooyinkooda la tijaabiyey, ayna noqon doonaan wasiiro tayo leh.

Waxaa ku jira xubno aad ugu dhow Farmaajo, shaqo wadaag ahaayeen, qaarna waxya ka tirsanaayeen xukuumaddii Tayo ee uu hoggaaminayey Farmaajo.

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Warkii.Com

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII