WAR DEG DEG AH: M/weyne kuxigeenka Puntland oo goor dhaweyd kaga dhawaaqay Gaalkacyo war cusub, Fariin-na u diray Galmudug

Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland CabdiXakiim Xaaji CUmar Camey oo kusugan magaalada Gaalkacyo ayaa si adag uga hadlay xaaladda Nabadda ee magaaladaas, wuxuuna fariin udiray Shacabka iyo maamulka Galmudug.

Madaxweyne kuxigeenka ayaa cadeeyey in ay sugayaan wafdi ka socda Galmudug oo ay kala hadli doonaan arrimaha Nabadgalyadda ee gobalka Mudug, ayna Puntland diyaar u tahay nabad & Daganaansho.

Madaxweyne kuxigeenku wuxuu kaloo tilmaamay in ay waajib tahay in laga shaqeeyo nabadda gobalka Mudug, isagoo sheegay in ay Puntland waxba sharuud ah ku xirneyn nabadda gobalka ayna sidaas oo kale ka sugayaan dhinaca Galmudug.

Wada hadalo rasmi ah oo ku saabsan nabadda Gaalkacyo ayaa lafilayaa in ay dhexmaraan Puntland & Galmudug, kaas oo dhawaan heshiis ay saxiixdeen uusan hirgalin sidda ka muuqata dhacdooyinkii ugu dambeeyey.

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII