WAR CUSUB:- Qaban qaabada Magacaabista Golaha wasiirada oo socota iyo Wararkii ugu dambeeyay

Qabanqaabadii ugu dambeysay ee lagu magacaabaayo Golaha Wasiirada ayaa ka socota Xarunta Madaxtooyadda sida ay Warkii Media u sheegeen ilo lagu kalsoon yahay..

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in galabta ama Caawa uu ku dhawaaqo golaha Wasiirada.

Ilo ku dhow Madaxtooyadda ayaa Warkii Media u sheegay in Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu soo dhameystiray Liiska Golaha Wasiirada.

LA SOCCO ALLJUBBALAND MEDIA SI AAD DEG DEG UGU OGAATO MAGACAABISTA GOLAHA WASIIRADA

One comment

  1. WAXAANU SOO DHAWAYNAYNAA GOLAHA WASIIRADA CUSUB EE RAYSAL WASAARE XASAN CALI KHAYRE KU DHAWAAQI DOONO INSHAA ALLAAH.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

error: Content is protected !!