Waqtiga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la shaaciyay(Cadeyn)..

Magaalada Cadaado oo ah Xarunta KMG Maamulka Galmudug warar aan ka heleyno waxaa ay sheegayaan in la soo saaray Jadwalka Doorashada Madaxwyenah Maamulkaasi, waxaana Jadwalkaas soo saaray Guddigii dhawaan ay Magacaabeen Xildhibanadii sheegay in ay xilkii k qaadeen Axmed Ducaale Geelle.

Guddiga ayaa waxa ay soo saareen Xiliga Araaji qabashada,Waqtiga Musharrixiinta ay Doodayaan,Sido kale Maalinta Khudbadaha Musharraxiinta, Sharuudaha Musharixiinta laga doonayo iyo Maalinta ay doorashaday

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII