Star Power-kii Bilawgii Qarnigaan: Waa Kuwee 3-Atoore Sanadii 2003 Bollywood-ka Ugu Awooda Badnaa

0

Waxaan soo idleenay ka hadlida 10-kii sano (1990 ilaa 1999) Star Power-ka ay lahaan jireen atoorayaasha Bollywood-ka ayadoo aan sanad sanad kaga soo hadalnay kadibna aan kusoo gaba gabeenay maqaal aan kusoo bandhigtay sida atoorayaasha u kala awood badnaayeen.

Haddaba waxaan amba qaadi doonaa bilawgii qarnigaan iyo 10-kii sano ee ugu horeesay (2000 ilaa 2009) sida awooda atoorayaasha Bollywood-ka ahayd iyo sanad walbo sedexda hogaanka fanka u heesay.

Sanadii 2003 Iyo 3-Atoore Ugu Awooda Badneyd Bollywood-ka:

1. Shah Rukh Khan: HIT -ka ugu weyn uu sameeyay 2003 waxay ahaayeen Kal Ho Naa Ho, Chalte Chalte, Dhibacaha Uu Awood Ahaan Heestay 900-dhibcood.

2. Hrithik Roshan: HIT-ka ugu weyn uu sameeyay 2003 wuxuu ahaa Koi Mil Gaya, Dhibacaha Uu Awood Ahaan Heestay 775-dhibcood.

3. Salman Khan: HIT-ka ugu weyn uu sameeyay 2003 wuxuu ahaa Baghban,  Tere Naam, Dhibacaha Uu Awood Ahaan Heestay 735-dhibcood.

Sharaxaad Guud Bollywood-ka Wixii Ka Dhacay 2003:

Shahrukh Khan waa iska dabiici inuu fanka hogaamiyo madaama bilawgii qarnigaan guushiisa lixaada leh joogto iska noqotay wuxuua 2003 sameeyay labadii filim HIT-ka ahaayeen Kal Ho Naa Ho, Chalte Chalte.

Hrithik Roshan wuu soo rogaal celiyay wuxuuna xirtay booska labaad atooraha ugu awooda badan Bollywood-ka madaama Koi Mil Gaya oo Super HIT ah la yimid sidoo kalena noqday filimkii lacagaha ugu badan soo xareeyay 2003.

Salman Khan wuu soo talaabsaday ugu dambeyntiina filim HIT dhameestiran ayuu helay sedex sano kadib madaama Baghban oo uu door caawiye ku lahaa HIT u noqday halka Tere Naam uu aqoonsi lixaad leh ku helay inkastoo Semi HIT uu noqday hadana fagta horey siweyn ayuu u gadmay filimkan.

Aamir Khan booska afaraad ayuu u dhacay madaama sanadkii labaad oo xariir ah uusan wax filim ah sameynin wuxuuna heestay 710-dhibcood.

Akshay Kumar mudo dheer kadib ayuu HIT dhameestiran oo uu kaligiis hogaamiye ka yahay la yimid waana filimkii Andaaz sidoo kalena wuxuu heestay 685-dhibcood asigoo kaalinta 5-aad ku jiray awood ahaan.

Ajay Devgn ugu dambeyntii filim HIT ah ayuu helay mudo dheer kadib waxaana HIT u noqday sanadii 2003 filimkii cabsida badnaa Bhoot sidoo kalena filimada Qayamat iyo Gangaajal ayaa u guuleesteen asigoo awood ahaan booska 6-aad ku jiray wuxuuna heestay 650-dhibcood.

Sunny Deol siweyn ayuu hoos ugu dhacay madaama filimadiisii 2003 soo baxee dhamaantoodii wada guuleesteen waxaana ka mid ahaayeen Karz, Jaal iyo The Hero wuxuuna dhibco ahaan heestay 400-dhibcood wuxuuna ku jiray kaalinta 7-aad.

Govinda waa sii dagay oo weliba muuqiisa ayaa sii lumay sanadii 2003 madaama labadii filim uu sameeyay Ek Aur Ek Gyarah iyo Raja Bhaiya ka guul dareesteen asigoo dhibco ahaan heestay 130-dhibcood wuxuuna ku jiray kaalinta 8-aad.

F.G: Atooraha Marka Dhibcaha Lagu Leeyahay -1000 Gaaraan Wuxuu Lumiyaa Star Power-kiisa Ama Awoodiisa.

La Soco 3-Atoore Bollywood-ka Ugu Awood Badnaayeen Star Power Ahaan 2004 Iyo Wixii Dhacay Xiligaas

Haddii aadan Aqrisanin Maqaalkii 3-Atoore Bollywood-ka Ugu Awood Badan 1990 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii aadan Aqrisanin Maqaalkii 3-Atoore Bollywood-ka Ugu Awood Badan 1991 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii aadan Aqrisanin Maqaalkii 3-Atoore Bollywood-ka Ugu Awood Badan 1992 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii aadan Aqrisanin Maqaalkii 3-Atoore Bollywood-ka Ugu Awood Badan 1993 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii aadan Aqrisanin Maqaalkii 3-Atoore Bollywood-ka Ugu Awood Badan 1994 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii aadan Aqrisanin Maqaalkii 3-Atoore Bollywood-ka Ugu Awood Badan 1995 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii aadan Aqrisanin Maqaalkii 3-Atoore Bollywood-ka Ugu Awood Badan 1996 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii aadan Aqrisanin Maqaalkii 3-Atoore Bollywood-ka Ugu Awood Badan 1997 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii aadan Aqrisanin Maqaalkii 3-Atoore Bollywood-ka Ugu Awood Badan 1998 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii aadan Aqrisanin Maqaalkii 3-Atoore Bollywood-ka Ugu Awood Badan 1999 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii aadan Aqrisanin Maqaalkii aan awooda atoorayaasha 19990 ilaa 1999 kusoo gaba gabeenay fadlan RIIX HALKAAN

Haddii aadan Aqrisanin Maqaalkii 3-Atoore Bollywood-ka Ugu Awood Badan 2000 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii aadan Aqrisanin Maqaalkii 3-Atoore Bollywood-ka Ugu Awood Badan 2001 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii aadan Aqrisanin Maqaalkii 3-Atoore Bollywood-ka Ugu Awood Badan 2002 Fadlan RIIX HALKAAN

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here