SIR LA OGAADAY Dhageyso: Taliyihii Hore Ee NISA Sambalolshe Oo Wadnaha Farta ku Haya iyo Mowjado Culus Oo Lagu Soo Kiciyey

0

Xaalka ayaa hadda loo saadaalinayaa in C/llaahi Maxamed Cali Sambalolshe uu kusii xumaanayo marka loo Eego soo laabashada Xildhibaanimada Golaha Shacabka.

Sambalolshe ayaa loolan Adag la geli doona Siyaasiyiin Caan ah oo Jufada Cali Madaxweyne Ah oo Xawaadle aysan uwada dhameyn Laftaasi keliyana la siiyey.

Doorasho Ku Celis ah ayaa la filayaa inay ka dhacdo Magaalada Jowhar Ee Caasimada HirShabelle sida Badweyn Xogta ku heshay xilli Sambalolshe uu wadna farta ku hayo.

Waxa loo saadaalinayaa in Xildhibaanimada Kursigaasi Doorashadiisa la qabanayo uu kusoo baxo C/fitaax Xasan Afrax oo ah Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Hiiraan,iyadoo xubno kale oo Af miishaar ah ay tartanka ku jiraan.

Warkii.com ayaa waxay ogaatay in ay heshiiyeen Cali Cabdullaahi Cosoble Madaxweynihii Hore Ee HirShabelle iyo C/llaahi Sambalolshe islamarkaana Cosoble utanaasulayo Saaxiibkiis Walaalkiis Sambalolshe.

      sambalolshe-1
Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here