Shirweynaha Dib U Eegista Dastuurka Oo Maanta La Soo Gaba Gabeynayo

0

Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland ayaa la filayaa in Maanta oo Khamiis ah lagu soo geba gabeeyo shirweynaha dib u eegista Dastuurka oo maal mahaan ka socday Magaaladaas.

Shirweynahaas oo ay martigelineyso Puntland ayaa waxaa ka qeyb galay gudiyada dastuurka ee barlamaanka Soomaaliya, barlamaanada dowladaha xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Somaaliya iyo gudiga madaxa banaan ee dibu eegista dastuurka.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here