Sawirro: Soomaalida Ku Nool Kenya Oo Dhigay Dibadbixii Ugu Ballaarnaa Ee Loogu Gurmanayo Dadkii Ku Dhaawacmay Qarixii Muqdisho

Jaalliyadda Soomaalida ku nool magaalladda Nairobi waxay Xaafadda Islii ee magaalladda Nairobi.ka bilaabeen Ololihii ugu weynaa oo ay Dhiig ugu deeqayaan dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Sabtidii hore ka dhacay Muqdisho.

Dadka dhiigga bixinaya waxay sidii daadka oo kale u muujinayaan sida ay u jecel yihiin inay dhiig ugu deeqaan Dhibananayaasha ay dhaawacyadu ka soo gaareen qarxassi.  Dhinaca kale, Soomaalida ku nool Kenya waxay samaysteen Hashtag #KenyansForSomalia.

Hoos Ka Daawo Sawirro

 

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII