Sawirro:-Sarkaal Ka Tirsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Soomaaliland Xil U Magacaawday

0

Maamulka Soomaaliland Ayaa Maanta Wakiilka Soomaaliland U Jooga Dalka Mareykanka Waxa Uu U Magacaabay Sarkaal Ka Tirsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Sarkaalka Ayaa Waxaa Lagu Magacaabaa Bashiir Good,Waxaana Maanta Uu La Wareegay Xilkaas Oo Uu Horay U Haayey Masuul Kale Oo Lagu Magacaabo Rashid Garuf.

Magacaabistan Sarkaalka Ka Tirsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaare Kheyre Ee Loo Magacaabey Wakiilka Soomaaliland Ee Dalka Mareykanka Weli Wax War Ah Kama Soo Saarin Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here