SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka oo dib u dayatir lagu sameyn doono.

Waxaa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in tiyaatarka Qaranka lagu dhisi doono Ololaha Isxilqaan oo dhawaan ay ku dhawaaqday dowladda Soomaaliya.

Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dhismaha Tiyaatarka oo ka mid ah meelaha taariikhda fog ku leh Soomaaliya.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here