Saraakiil Al-Shabaab ah oo war naxdin leh uga dhawaaqay Baay & Bakool

Guddoomiyaha Ururka Al-Shabaab ugu Magacaaban Gobolada Baay iyo Bakool ayaa sheegay in ay sii xoojin Doonaan Dagaalka ka dhanka ah Dowlada Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Waxaa saraakiisha Al-Shabaab ee halkaa ka hadlay ay sidoo kale sheegeen in Dagaalyahanada Shabaab sii laba jibaarayaan Dagaalada ay kula jiraan Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM.

iyagoo intaa ku daray in ay beegsan doonaan Xarumaha Dowlada ee Muqdisho iyo Gobolada Dalka, iyagoo hoosta ka xariiqay in Dagaalyahano Dhawaan tawabar loogu soo xiray Magaalada Jilib ay u diyaariyeen In ay la dagaalamaan Dowlada Madaxweyne Farmaajo.

DHAGEYSO LIVE 7124322959 AMA 0017124322959

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

error: Content is protected !!