R/wasaare Kheyre oo amray in la Shaqaaleysiiyo 1000 qof

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku amray maamulka gobolka Banaadir in ay shaqaaleysiiyaan ku dhawaad 1000 qof oo ka mid ah dhalinyaradda Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho.

Waxaa uu sheegay in maanta Xafiiskiisa ay kasoo bixin doono Warqad lagu Amraayo gudoomiye Taabid in uu qabto Shaqadaasi.

Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ay ku bixin doonto shaqaaleysiinta dhalinyaradda Soomaaliyeed meelwalba oo ay jooggaan.

Xasan Cali Kheyre ayaa  tilmaamay in sidoo kale dowlad goboleedyadda lagu Amri doono in ay shaqaaleysiiyaan dhalinyaradda Soomaaliyeed

salaamu Caleykum wr wb, walaalayaal waxaan idinla wadaagayaa inshaAllah, numbarada cusub ee qolka 114 bar ama baro, qolkaan oo ah ... 
hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII