RASMI: Wakhtiga Tiyaatarada Laga Daawan Doono Filim-ka Hrithik Roshan Ee ‘Super 30’ Oo La Xaqiijiyay.

0

Filim-ka Hrithik Roshan ee sida weyn loo sugayo ee ‘Super 30’ ayaa ugu dambayn la xaqiijiyay wakhtiga sida Rasmiga ah looga daawan doono Tiyaatarada.

Filim-ka ‘Super 30’ oo haatan ku jira soo saaristiisii ugu dambaysay ayaa la xaqiijiyay in tiyaatarada Laga daawan doono 26 July, 2019.

‘Super 30’ ayaa ka hadlay nolosha xisaab yahankii weynaa ee dalka Hindiya ee Anand Kumar iyo Barnaamijkiisii ku saabsanaa cilmiga .

Filim-ka ayuu hogaaminayaa Aktarka caanka ah ee Hrithik Roshan isaga oo la matalay Aktarada runal Thakur, Amit Sadh & Nandish Sandhu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here