Muqtaar Roobow”Baarlamaanka Si Deg Deg Ah Ha U Dhisaan Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed”

0

Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur Oo Xilligaan Ka Mid Ah Musharixiinta Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Oo Dhawaan Ka Dhaceysa Magalada Baydhabo Ayaa Weli Waxa Uu Wadaa Ol Olihiisa Doorashada.

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed Ayuu shalay Kulan Qado Ah U Sameeyey,Waxaana Uu Walaac Ka Muujiyay In Aan Weli La Dhisin Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Muqtaar Roobow Ayaa Sheegay In Dastuurka Koonfur Galbeed Uu Dhigayo In Guddiga Doorashada La Dhiso Ka Hor Lixdan Cisho Balse Uu Aad Uga Xun Yahay Dib U Dhaca Ku Yimid.

Waxa Uu Ugu Baaqay Xildhibaanada Koonfur Galbeed In Si Deg Deg Ah Loo Soo Dhiso Guddigaas Maadaama Waqtiga Doorashada Ay Tahay Mid Dhow.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here