Meydka Oday da’ah Si naxdin lehna loo dilay oo Laga helay Duleedka Muqdisho..

Waxaa Saaka Duleedka Magaalada Muqdisho lagu arkay Meydka Nin da’ahaa waxaana kasoo baxaya warar kala duwan.

Meydkan Odaygan ayaa laga helay Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee Duleedka Caasimada Soomaaliya, waxaana jirkiisa ka muuqday rasaas, sida Dadka Degaanka ay sheegeen.

Lasoco Faah faahinta:

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII