Meydad hor leh oo Soomaali ah oo laga helay Xeebaha Yemen

Meydad Hor leh oo Soomaali ah ayaa laga helay xeebaha dalka Yemen sida ay shaaciyeen Qaar ka mid ah Warbaahinta dalka Yemen , waxaana wali lala’yahay Tiro kale.

Ilaa iyo Saddex qof oo Soomaali ah oo Meyd ah ayaa laga helay Xeebaha dalka Yemen ,waxaana la geeyay isbitaalka Xudeyda ee dalka Yemen.

Dadkaan ayaa ka mid ah dadkii Soomaaliyeed ee dhawaan lagu dhuftay gantaalka xilli ay dooni saarnaayeen ,islamarkaana ay maraayeen xeebaha dalka Yemen.

Sidoo kale tiro kale oo ay ka mid yihiin Hooyo iyo sidoo kale Caruurteeda ayaa wali lala’yahay, waxaana hay’adaha Gargaarka ay wadaan baaritaano kala duwan.

salaamu Caleykum wr wb, walaalayaal waxaan idinla wadaagayaa inshaAllah, numbarada cusub ee qolka 114 bar ama baro, qolkaan oo ah ... 
hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII