Marka Aad Haysato Qof Ku Jecel, Dadka Maxaa Dheertahay

0

Waxaa Macquul ah in aadan Adi Dareensanayn Qofka kujecel Qiimaha uu kuuleeyahay lkn waxa hubaal ah marka aad haysato Qof kujecel inaad haysato (Dhakhtar kuukhaasa) iyo wax Dad badan Aysan haysan !

*Qofka kujecel wuxuu kula Qaybsada Waxkasta oo aad kusuganthy Farxda iyo Murugaba !

*Qofka kujecel wuxuu Jecel yahay Guushaada waqti kasta

*Qofka kujecel waxa uu kaareeba waxa xun halka uu kugu toosiyo waxa wacan

*Qofka kujecel kama Fekero farxadiisa waayo waxa uuka fekera adiga farxadaada sababtoo ah macnaha meesha kujira ayaa ah in farxadiisu ay tahay farxadada !

*Qofka Kujecel waxa uu Raadiya waxa aad kahelayso amaba aad Danaynayso taaso macnaheedu tahay in waxad rabto uu rabo sida uu kuu rabo adiga !

*Qofka kujecel kuguma Khasbo waxaadan Awoodin kuguma xujeeyo wax aadan rabin !

*Qofka kujecel waxa uu kafekera Caafimadkaga Taasna waxa cadayn u ah waxa uu waqtikasta kaaga waraysto xaalkaga !

Marka Aad Haysato Qofku Jecel Waxaad Haysataa Dhakhtar Adiga Kuu Khaasa

Hadaba sxb Adigagan Akhrinaya Qoraalkan ogoow hadaad haysato Qof kujecel waxad haysata dhakhtar adiga kuu khaasa waxana lagaaaga baahanyhy inaad ugu abaal gudo wanaag kalsooni iyo kalgacayl : Share and Like, hadii aad ka heshay.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here