Madaxwaynaha DDS Itoobiya Iyo Hogaamiyaha Jubbaland Oo Ku Kulmay Nairob

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam( Axmed Madoobe) Oo Ku Sugan Dalka Kenya Ayaa Magaalada Nairobi Ee Dalkaasi Kula Kulmay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.

Kulankaan Ayaa Ahaa Mid Aan Horay Loosii Shaacin,Waxana Weli La Ogeyn Waxyaabihii Ay Ka Wada Hadleen Axmed Madoobe Iyo Cabdi Maxamuud Cumar.

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar Ayaa Nairobi U Jooga Wadahadalo Uu La Leeyahay Masuuliyiin Ka Tirsan Jabhada ONLF Oo Dagaal Kula Jirta Itoobiya,Iyada Oo Ay Dhex Dhexaadineyso Dowladda Kenya.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here