Lionel Messi oo rikoor cusub ka sameeyay koobka dduunka kadib goolkii uu ka dhaliyay Nigeria

0

Messi  ayaa gool la’aan ka ahaa koobka adduunka muddo 664-daqiiqo ah balse soo afjaray abaartaas markii uu goo kadhaliyay Nigeria.

Xidiga Barcelona ayaa si wacan u xakameeyaykubad uu si qurux badan ugu soo karoosay Ever Banega daqiqadii 14-aad ee ciyarta si wacanna u daba mariyay gool haye  Francis Uzoho.

iyadoo Messi uu gacan ka gaystay in xulka Argentine ay usoo gudbaan wareegga xiga, ayaa lamacno ah in Messi uu hadda yahay ciyaaryahanka kaliya ee gool ka dhaliya  koobka adduunka dhalinyaranimdisa oo ah isaga oo kujira da’ha  20-meeyada iyo 30-meeyada.

31-jirkan ayaa kazoo muuqday kulankiisii ugu horreeyay ee koob adduun  2006 markaas oo uu wajahay Serbia. Sida iska cad waa uu ku guul darraystay in gool dhaliyo koobkii adduunka 2010 balse wax uu seddex jeer shabaqa gaaray kii 4-sano kahor lagu qabtay Brazil.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here