Kulan lagu heshiisiinayo beelo ku dagaalamay Gobalka Sool oo socda

0

Waxaa Maanta ka socday waqooyiga gobolka Sool dadaallo lagu dhex-dhexaadinayo beelo uu dagaal ku dhex-maray deegaanka Hoostaga Magaalada Laasa Caanood ee Gobalka Sool.

Odayaal iyo Waxgarad ayaa ka qeyb galaya kulanka lagu heshiisiinayo beelaha ku dagalamay degaanada ka tirsan Gobalka Sool.

Dagaal beeleedyada dhexmara maleeshiyaadka wada dega qeybo ka mid ah Gobalka Sool ayaa salka ku heya dilal la xariira aanooyin Qabiil oo ka taagan halkaasi.

Gobolka Sool ayaa waxaa ku soo noq noqday dagaal Beeleedyo, iyadoona weli deegaano ka tirsan gobolkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhexeyso Beelo wada daga halkaasi.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here