Jaceylka Xuduud Maleh? Daawo Sawiro Cadeynaaya.

Jaceylku malahan xuduud. shabakada warkii.com  waxey idin soo bandhigeysaa sawiro muujinaaya jaceylku inuusan  laheyn xuduud.

Jaceylka ma yaqaan kana ina adeerkey ah ama isku wadan nahay ama soomali iku nahay, sida dhalinta soomaliyeed badi ay ku dhaleeceeyaan markey arkaan gabar soomaaliyeed oo jaceyl la wadaageysa ama guursata xitaa wiil ka soo jeeda aduunka kale ha ahaato yurub, asia iyo amerika.
Shabakada warkii.com waxey ku leedahay ka waantooba wax yaabahaas iyo maseerka cilan dhalinyaro una daaya gabdhaha iney jeclaadaan qofkey doonaan, hadoba muslim yahay lakin hadow diin kale wato halaga waaniyo gabdhaha soomaaliyeed waa walaalihiine.
Waa shabakada warkii.com oo u taagan marwalba wacyi galinta iyo kobcinta qooyska.
Halkaan Ka Daabo Sawiro muujinaya jinsiyado kala gidisan oo jaceyl ka dhaxeeyo.
 
DHAGEYSO LIVE 7124322959 AMA 0017124322959

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

error: Content is protected !!