Is badal lagu sameeyay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland iyo khilaaf adag oo durba kadhashay talaabadaasi

0

Hogaamiye Ku Xigeenka Maamulka Jubbaland Ayaa Waxa Uu Xilalkii Uu U Kala Wareejiyay Timo Wasiirada Ah Oo Ka Tirsan Maamulka Jubbaland,Ka Dib Munaasabada Kooban Oo Lagu Qabtay Kismaayo.

Wasiirada Xilalka Kalawareegay Ayaa Waxaa Ka Soo Muuqday Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Cadaalada Iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland Aadan Ibraahimow Xersi Hadana Qabtay Xilka Wasaarada Qorsheynta Iyo Iskaashiga Caalamiga Ahiyo Wasiirkii Hore Ee Wasaaaradaasi Cusmaan Xuseen Xaaji.

Wararka Intaasi Ka Dhan Oo Ay Heleyso warkii Ee Magaalada Muqdisho Ayaa Sheegaya In Arinta Is Badalka Wasiirada Uu Ka Dhashay Muran Iyo Is Fahamwaa Xiligan Soo Kala Dhaxgalay Madaxda Qaar Ee Jubbaland Sida Aynu Ka Soo Xiganay Xunbo Ku Dhow Madaxtooyada Jubbaland.

Madxada Qaar Ee Maamulka Jubbaland Ayaa Lagu Waramayaa Inay Isku Hayaan Is Badalkan Oo La Sheegay Inaan Laga Sameyn Wadatashi Dheer Sidoo Kala Qaar Ka Mid Ah Xubnaha Isbadalka Lagu Sameeyay Xigtadooda Aysan Arintan Ku Qabnic.

Lamaoga Halka Uu Saldhigan Doono Khilaafka Ka Dhasay Isku Dhaan Dheenta Wasiirada Qaar Ee Maamulka Jubbaland Iyo Is Fahamwaaga Ka Taaagan Xafiisyada Madaxda Jubbaland Qaarkood.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here