Ha Ku Daayo Caashaqu .. Sheeko Dhex Martay Nin Iyo Xaaskiisa

Nin Ingriis ah iyo xaaskiisii ayaa sheeko dhex martay. Ninkii ayaa xaaskiisii su’aal weydiiyay oo ku yiri;  “ Xabiibti-Gacalo, haddii aan dhinto miyaad dabaday guursan. Gabadhii way naxday oo markiiba murugootay, in muddo ahna way aamustay. Iyada oo weli murugeysan ayay waxay ku tiri “Waxay ila tahay inaan guursan-doono. Maxaa yeelay, wehel iyo ubadba waa loo baahan-yahay.”

Wuxuu yiri; Haddii aan dhinto oo aad guursato, ma gurigan ayaad ku wada noolaan-doontaan. Waxay u celisay; Gurigan lacag badan ayaynu gelin-doona oo sida uu maanta u quruxsan-yahay ku hayno. Mana doonayo inaan gurigaan ka tago. Markaa gurigan ayuun baanu ku wada noolaan.

Wuxu ku yiri, mara haddii aad Nin guursato, oo aad gurigeenan ku wad noolaataan, ma qalabkan iyo maacuunkaan hadda gurigeena yaala miyaad istcmaali-doontaa? waxay ku jawaabtay, Lacag badan ayaa qalabkan adeega naga gashay, waana qalab in badan la adeegsan-karo. Markaa isaga ayaanu isticmaali-doona.

Wuxu ku yiri ; gacalo haddii aan dhinto oo aad Nin kale guursato oo aad gurigeenan ku wada noolaataan oo aad qalab keenan maacuunka adeegsataan, ulahaygan aan Golofka ku cayaarona, ma isticmaali-doonta?

Waxay gabadhi iyadoon ka fakarin hadal-keeda ugu jawaabtay, “Maya! Maya! waa guran yahay.

Ninkii oo yaaban ayaa candhuuftiisa dib u liqay oo gartay in gabadha saaxib Gurani dhufeyska ugu jiro oo markii Qabriga la dhigo kaas guursan-doonto .. qolkiisi iska galay isago leh;  ha ku daayo caashaqu

Waxaa Qoray: Amoore Barre

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII