Goolhayihii Hore Ee Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Geeriyooday

0

Allaha u naxariistee waxaa geeriyooday  Axmed Cabdalla oo ahaa Goolhayihii hore xulka Qaranka Soomaaliya,isaag oo ku jirey Isbitaal ku yaala Magalada Isparta Ee Dalka Turkiga.

Axmed ayaa sedexdii cisho Ee la soo dhaafay aad u xanuunsanayay Iyadoo xanuunka Maanta uu si aad ah ugu soo kordhay,isla markaana ugu dambeyn uu caawa geeriyooday.

Goolhaye Axmed Cabdalle oo ahaa Goolhayaha xulka Qaranka Soomaaliya ayaa waxa uu mar u Ciyaarey Kooxda Kubbada Cagta Elman oo uu waqti badan kusoo qaatay,waxaana  amrkii ugu dambeysay uu u ciyaarayey Kooxda Kubada Cagta Jenya.

Allaha u Naxariistee Goolhaye Axmed Cabdala ayaa waxaa xanuun loogu qaatay dalka Turkiga,ka dib markii xaaladiisa caafimaad ay noqotay mid aad u daran.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here