Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo shuruud ku xiray wada hadalka dowladda Federaalka (Akhriso)

0

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Ayaa War Murtiyeed Ka Soo Saaray Baaqii Madaxweyne Farmaajo Ee Uu Madaxda Dowlad Goboleedyada Isugu Yeeray Shir Wadatashi Ah Oo Dhaca 17-18 Nisha September, Kaddib Go’aankii Dowlad Goboleedyada Ku Hakiyeen Wada Shaqeyntii Dowladda Federaalka.

Maamul Goboleedyada Ayaa Shuruud Ku Xiray Wada Xaajood Ay Galaan Dowladda Federaalka, Si Lagu Dhameeyo Khilaafka, Waxaana Ay Soo Jeediyeen In La Heli Xaraf Saddexaad Oo Door Dhexdhexaadin Iyo Damaanad Qaade Ka Shaqada Shir Kasta Arrimaha Khilaafka Dowladda Federaalka Iyo Dowlad Goboleedyada Looga Hadlayo.

Sidoo Kale Maamul Goboleedyada Ayaa Soo Jeediyay In Sababo Amni Awgeed  In La Isla Meel Dhigo Goobta Uu Shirka Ka Dhacayo Iyo Amnigeeda.

Halkan Hoose Ka Akhriso War Murtiyeedka:-

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here