Faarax Macalin oo Si kulul u Eedeeyay Maamul Gobaleedyada

0

War Qoraal ah uu ku soo daabacay bartiisa Twitter-ka Hoggaamiyihii hore ee Aqlabiyadda Baarlamaanka Dalka Kenya Faraax Macallin ayaa waxaa uu kaga hadlayay xaalada Soomaaliya waxaa uu si kulul u eedeeyay Madaxda Maamul Gobaleedyada ka jira dalka.

Sidoo kale Waxaa uu soo hadal qaaday isbadalada uu sameeyay R/Wasaraha Dalka itoobiya Abiye Axmed, Waxaa uu sheegay in uu xilka ka qaaday taliyayaashii Ciidanka Itoobiya ee ku jira AMISOM, isagoona xusay In xiriir dhow ay la lahaayeen dagaalamyaasha Al-Shabaab.

Sidoo kale Waxaa uu tilmaamay Faarax Macalin in muhiim ay tahay in Hogaamiyaasha maamul Gobaleedyada ee kala ah Gaas,madoobe,Shariif Xasan iyo kuwa la midka ah la mariyo wadadii uu maray Madaxweynihii Hore ee Dowlad Degaanka Soomaaliya Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here