Duqeyn ka dhacday Galgaduud.

0

Diyaarado dagaal ayaa xalay waxaa ay duqeymo ka fuliyeen  Deegaano ka tirsan Gobalka galgaduud oo ay ku sugnaayeen Dagaalamayaasha Al-Shabaab

Duqeynta ayaa  lala beegsaday Gaadiid Dagaal oo ay saaraayeen xubno ka tirsan  Alshabaab oo marayay inta  u Dhaxeysa Degmada Galhareeri iyo .deegaanka cagacade ee Gobalka Galgaduud.

Dadka Degaanka ayaa Sheegaya in Khasaaro lixaad leh uu soo gaaray dagaalamayaasha Al-Shabaab, kadib markii duqeynta ay ku dhacday Saldhigyo Shabaab ay ku leeyihiin Degmada Garhareere.

Wararka qaar ayaa Sheegaya in Dhimasho iyo Dhaawac  uu soo gaaray Dagaalamayaasha Al-shabaab.

Ma jirto wax war ah oo ilaa hadda ka soo baxay Al-shabaab oo ku aadan duqeyntii xalay  lala eegtay gaaadiid  ay lahayeeen  oo ku sugnaa xiliga  ay duqeynta dhacday.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here