DIGNIIN+Daawo Sawiro Argagax leh oo aan ka helnay Weerarka Shabaab ku qaadeyn Villa Somalia…

0

Kooxda Alshabaab ayaa weerarro isugu jira qaraxyo iyo Dagaal toos ah ku qaaday laba goobood oo laga ilaalo madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.

Qaraxyada oo ay barbar socdeen rasaas xoog leh iyo dagaal dhex maray ciidamada amniga iyo dableyda Alshabaab ayaa lagu dilay ilaa saddex dabley oo Alshabab ka tirsan, wuxuuna weerarku ahaa mid qorsheysan oo ay fashiliyeen ciidamada ilaalada madaxtooyada.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here