Dhaq-dhaqaaqyo ka socda Shabeelaha hoose.

0

Ciidamada Amaanka ee ayaa howgalo ka dhan ah dagaalamayasha Al-Shabaab waxaa ay ka wadaan deegaano ka tirsan gobalka Shabeelaha hoose.

Deegaanadaay howlgalada ka socdaan ayaa waxaa ka mid ah duleedka Magaalada marka ee Gobalka Shabeelaha hoose.

Dhaq-dhaqaqyada military ayaa ka dambeeyay kadib markii maalmihii dambe ay Al-Shabaab iyo Ciidamada xoogga ay ku dagaalamayeen deegaanada Gandarshe iyo Jilib marka ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Dadaka deegaanka ayaa Warkii.Com u sheegay in Deegaanada badan al-Shabaab laga saaray, islamarkaana ciidamada xoogga ay joogaan.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here