DHAGEYSO: Xildhibaan Sheegay Sababta Dhalinyarada Soomaaliyeed Ku Dhiiragelisa Qaadashada Fikirka Xag-Jirnimada

0

Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya marna soo noqday Wasiirka Warfaafinta soomaliya ayaa soo bandhigay waxyaabaha sababta u ah in dhalinyarada Soomaaliyeed ay ka qeyb qaataan dhibaatooyinka kajira dalka.

Xildhibaanka ayaa sheegay in Dhalinyarada Soomaaliyeed Shaqa la’aanta heysata ay sababtay in ay ku dhiirageliso inay qaataan fikirka xag-jirnimada,taas oo dhibaato horleh ku ah dalka.

Waxa uu sheegay Xildhibaanka in daraasad lasameeyey lagu ogaaday in dhalinyarada dalka waxku baratay iyo kuwa dibada wax ku soo bartay in markii ay doontaan Shaqo ay waayaan taasina ay sababto in ay ku dhiiradaan qaadashada fikirka xag-jirnimada.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Mustaf Dhuxulow.

      Cod-Xildhibaan-Mustaf-Dhuxuloow
Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here