DHAGEYSO: Siyaasiga C/Raxmaan Cabdi Shakuur Oo Shaaciyey Markii Ugu Horreysay Sababta Uu U Mucaarado DFS…

0

Siyaasiga Cabdirxmaan Cabdi shakuur Warsame oo xilal ka soo qabtay dowladihii dalka soo maray,isla markaana haatan ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda Soomaaliya ayaa cadeeyey sababka dambeysay mucaarad nimadiisa.

Siyaasiga  ayaa sheegay in dowlada uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay sameysay balanqaadyo farabadan,ha ahaato kuwo uu u sameeyeeyeen xildhibaanada iyo musharixiintii la tartantay iyo Shacabka intaba.

Siyaasiga ayaa soo qaatay tusaalooyin dhowr ah haba ugu badnaatee arrimaha yareynta safarada,balan qaadkii ahaa in qofkii soo sheega Al-Shabaab la siinayo (Boqol Kun) oo Dollar iyo sidoo kale xeritaanada mararka qaar wadooyinka Muqdisho iyo dhismaha ciidamada.

Hoos Ka Dhageyso Codka Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur.

      Siyaasi-Cabdiraxmaan-Cabdi-Shakuur

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here