Dhageyso:-Puntland Oo Shuruud Ku Xirtay Wadahadalo Ay La Gasho Maamulka Soomaaliland

0

dagaalkii deegaanka Tukaraq,waxana ay hawada isku marinayaan hadalo sii hurinayo xiisada dagaal ee u dhaxeysa labada dhinac.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowlad goboleedka Puntland Cabdi Xersi Cali (Qarjab) oo shir Jaraa’id Warbaahinta u qabtay ayaa ka hadlay xiisada dagaal ee kala dhaxeysa Soomaaliland iyo wadahadalo la sheegayey in uu labada dhinac u socdo

Wasiirka Qarjab ayaa waxa uu sheegay in maalmahaan ay jirtay warar soo baxayay oo sheegayay in Puntland iyo Soomaaliland uu jiro wahadalo u socdo si xiisada loo qaboojiyo,waxa uuna sheegay in warkaas uusan waxba ka jirin,isla markaana Puntland wax wadahadal ay ka galeen dhulka laga heesto sida uu hadalka u dhigay.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here