DHAGEYSO: Maamulka Putland Oo Shaaciyay In Diyaada Daalo Airline Laga Wareejiyay Garoonka Boosaaso Loona wareejiyay….

0

Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada Maamulka Puntland Xusseen Cismaan (Gabilay) ayaa sheegay in diyaaradda Daallo Airline oo kamid ah diyaaradda kaliya ee duulimaadka caalamiga ka sameeya garoonka diyaaradaha Boosaaso loo wareejin doono madaarka Garoonka Garoowe.

Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay munaasabada shalay xariga looga Jarayay Xarunta Kaydka Shidaalka Diyaaradaha ee madaarka Gen.Maxamed Abshir taas oo shalay ka dhacday magaalada Garoowe ee caasimadda Maamulka Puntland..

Wasiir Gabilay ayaa sheegay in dhamaan duulimaadyadii caalamiga ahaa ee tagi jiray dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta laga wareejinayo garoonka diyaaradaha Boosaaso loona wareejin doono garoonka Gen. Maxamed Abshir ee Garoowe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here