DHAGEYSO: Gudoomiyihii hore ee gobalka banaadir oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka deegaanka Tukaraq

0

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa baaq nabadeed u diray maamulada soomaaliland iyo puntland ka dib markii dagaal uu ku dhexmaray deegaanka tukaraq ee gobolka sool in kasta oo dhaawac iyo dhimasho uu sabaabay dalkaasi waxaa jira dad badan oo soomaaliya xilaal ka soo qabtay oo ku baaqaya in dagaalkaas la joojiyo

Taabit ayaa labada maamul ugu baaqay in ay joojiyaan colaada xiligan ka taagan deegaanka tukaraq

      TABIT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here