DHAGEYSO: Guddoomiye Casir Oo Shaaciyay Waqtiga La Qabanayo Doorashada M/ Galmudug

0

Cali Gacal Casir gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo u warramay  Shabelle ayaa sheegay in ay ku howlan yihiin diyaar garow ku aadan qabashada doorashooyin dhawaan ka qabsoomi doona deegaanada maamulkaasi.

Guddoomiye Casir ayaa faah faahin ka bixiyay qorshaha doorashooyinkan iyo waqtiyada ay dhici doonaan.

Waxa uu xusay in bisha June ee soo socota la qaban doono doorashada golaha wakiilada, kadibna la sii amba qaadi doono mida madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here