Dhageyso: Ehelada Wasiir Cabaas Oo Xanaaqsan Oo Fariin Udiray Farmaajo

Iyadoo Dhawaan Ay Soo Baxday In La Cafinayo Dable Axmed Ceydiid Oo Ahaa Kii Dilay Wasiirkii Howlaha Guud Iyo Guryeynta Soomaaliya Cabaas C/Llaahi Sheekh Siraaji Ayaa Hadda Beesha Wasiirka Ay Ka Xanaaqeen Falkaasi.

Dilka Wasiirka Waxa Uu Dhacay Bishii May Ee Sanadkaan Waxaana Intaasi Kadib Ay Sheegeen Beesha Uu Kasoo Jeedo Wasiirka Inaysan Ku Raali Noqon Doonin Waxaan Aheyn Khisaasta Axmed Ceydiid.

Beesha Hubeyr Waxay Ka Biyo Diiday In Loo Dhego Nuglaado Habar Gidir Oo Urucleeneysa Sidii Looga Bad Baadin Lahaa Gacan Ku Dhiiglaha Sidii Khisaasta Looga Bad Baadin Lahaa.

Qof Ka Mid Ah Ehelada Marxuum Wasiir Cabaas Ayaa Sheegay In Ay Ugudbiyeen Madaxweyne Faraamjo Inuu Ka Laabanin Go’aanka Ah Tiirka Oo La Geeyo Dable Axmed Ceydiid.

Warkii.Com Ayaa Ogaatay Dhawaan In La Meel Mariyey Qorshe Odayaal Habar Gidir Ah Soo Diyaariyeen Oo Ahaa Mid Lagu Cafinayey Oo Jeelkana Looga Soo Saarayo Axmed C/Llaahi Ceydiid

 

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII