DHAGEYSO: Abshir Bukhaari Oo Amar Duldhigay Gudiyada Tastuurka Sheegayna In Laxaliyo Tabashooyinka Somaliland

0

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha aqalka sare Abshir Maxamed Bukhaari oo maanta ka hadlay kulanka Aqalka Sare ayaa waxaa uu sheegay in ay muhiim tahayin xaliyo tabashooynka ay qabaan shacabka Soomaaliland.

Guddoomiye ku xigeenka ayaa ka dalbaday guddiga dib u eegista dastuurka in xaliyo Cabshada soomaaliland, islamarkaana la helo aragtidooda ku aaddan dastuurka.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in golaha aqalka sare ay kaalintooda ka qaadan doonaan horumarka dastuurka, isagoona xusay in ay muhiim tahay in laga shaqeeyo midnimada umada Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here