DEG DEG:Masuulkii labaad oo sare oo RW Kheyre isku hor casilay….

Warar Goor Dhow Na Soo Gaaray Ayaa Sheegaya Inuu Is Casilay Taliyihii Ciidamada Xoogga Dalka Jen. Maxamed Axmed Jimcaale (Cirfiid), Iyadoo Golaha Wasiirada Soomaaliya Ay Magacaabeen Taliye Cusub Oo Bedela.

Sida Ay Sheegayaan Wararka Golaha Wasiirada Ayaa Magacaabay Jen. Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod Oo Loo Magacaabay Xilka Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka

Taliyaha Cusub Ee Loo Magacaabay Xilka Ayaa Ahaa Col. Pilot Ah, Xilligii Dowladdii Siyaad Barre, Sidoo Kale Waxaa Uu Wasiirka Dekedaha Ka Noqday Dowladdii TNG-Da Ee Uu Hoggaaminayay C/Qaasim Salaad Xasan

Wararka Ayaa Intaa Ku Daraya In Muddooyinkan La Hadal Hayay Is Casilaada Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jen, Cirfiid Oo Xilkan Loo Magacaabay Bishii April Ee Sanadkan.

La Soco Wixii Warar Ee Ku Soo Kordha

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII