DEG DEG+DHAGEYSO: Mid ka mid ah Wasiiradii uu Magacaabay lafta Gareen oo iscasilay.

0

Cabdisalaan Cabdullaahi Yalaxoow oo wareysi siiyay Warkii.Com ayaa waxaa ka horyimid Xilka uu shalay u magacaabay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gaeen.

Waxaa uu sheegay Cabdi Salaan inuusan u qalmay xilka  Wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaadiidka dhulka iyo Cirka , islamarkaana taasi ay keentay inuu is casilo.

Wasiir kuxigeenkii Gaadiidka dhulka iyo Cirka ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed Catoosh  ayaa sheegay in sababta uu is ku casilay ay tahay in xilkaasi uu ku qance waayay,isla markaana beeshiisa  aysan u qalmin xilkaasi.

Halkan ka Dhageyso Wareysi oo dhameystiran .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here