DEG DEG+DHAGEYSO: Ciidamada dowlada iyo Al-shabaab oo ku dagaallamay gobolka Bakool

0

Wararka ka imaanaya gobolka Bay ee maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidamada xooga iyo Al-shabaab uu ka dhacay deegaanka Ceel Garas oo ka tirsan gobolka Bay.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada xooga ay howgal ay ka sameeyeen deegaankaas iyo deegaano kale oo ka ag dhow.

Saraakiisha ciidamada xooga oo aan la xiriirnay ayaa sheegay in dagaalka uu dhacay markii ay bilaabeyn qorshe Al-shabaab ay kaga saarayaan deegaano ka tirsan gobolka Bay.

Xiisada colaadeed ayaa wali ka taagan deegaankaas iyo deegaanada ee ka agdhowba.

Khasaaraha ka dhashay dagaalkaas ayaa wali si rasmi ah loo xaqiijinin, maadaama xiisada ay wali taagan tahay.

Lasoco wixii ka soo kordha.

      Ciidamada dowlada iyo Al-shabaab oo ku dagaallamay
Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here