DEG DEG: Wiil Jaceyl dartiis Muqdisho iskugu dilay

Wiilkaan ayaa ka mid ahaa dhalinyarada ku nool Xaafada Baar Ubax waxaana la sheegay in uu is dilay.

Dadka deriska la ah wiilkan ayaa waxa ay sheegeen in xalay uu isdilay isla markaana Saakay uun la arkay Meydkiisa.

Wararka laga helayo Dhacdadan ayaa sheegaya in sababta uu isku dilay ay la xiriirto arimo jaceyl oo Gabar uu xiriir la lahaa uu ka maseeray.

Goobjoogayaasha weli macadeyn qaabka uu isku dilay balse wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in uu Sun cabay.

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII