DEG DEG: Wariyaasha oo looga yeeray Madaxtooyada iyo wasiirada cusub oo lagu dhawaaqi rabo

War hadda Soo dhacay ayaa sheegaya in madaxtooyada Soomaaliya looga yeeray Wariyaasha si ay goob joog uga noqdaan magacaabista wasiirada Soomaaliya .

Xafiiska Ra’isul wasaaraha dalka ayaa la sheegayaa in haatan ay ka socoto qaban qaabada magacaabista wasiirada cusub ee Soomaaliya .

Ra’isul wasaaraha dalka ayaa la sheegay inuu soo gabagabeeyay wadatashiyadii uu la sameynayay dhinacyada kala duwan ee beelaha iyo siyaasiyiinta ku lugta leh magacaabista wasiirada cusub ee Soomaaliya .

Waxaa la xaliyay culeysyo madaxda dowlada ka heystay kala aragti duwanaansho ku aadan qaabka magacaabista wasiirada cusub ee Soomaaliya .

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Warkii.Com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

error: Content is protected !!