DEG DEG: Tirinta Codadka Doorashada Somaliland oo lasoo Gabagabeeyay

Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in lasoo gabagabeeyay tirintii codbixinta doorashada ee shalay ka dhacday deegaanada Somaliland.

Komishanka doorashooyinku waxaa ay sheegeen in 1642 goobood oo ay ka dhacday codbixinta doorashada la dhameeyay natiijadii ay ka heleen saddexda xisbi ee ku tarmayay doorashada madaxwaynaha Somaliland.

Komishanka oo Somaliland waxaa ay warbaahinta la hadli doonaan maanta mar kale.

Xisbiyada ugu cadcad tirinta doorashada waxaa ay kala yihiin Kulmiye iyo Waddani kuwaasi oo gobolada qaarkood ku kala badiyay.

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII